Wasiirka difaaca & Jen. Odowaa oo markab dagaal kula kulmay Gen. Townsend (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka XDS Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage waxay kulan la qaateen Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM).Gen. Stephen Townsend. Kulankan ayaa ka dhacay markabka dagaalka ee dayuuradaha qaada oo la yiraajdo  USS Makin Island (LHD 8) kaasoo ka howlgalaya xeebta Soomaaliya bishan Janaayo, kana qeyb qaatay … Continue reading Wasiirka difaaca & Jen. Odowaa oo markab dagaal kula kulmay Gen. Townsend (Sawirro)